Video thumbnail
Waa maxay Khariirada qadow?

Khariirada Qadow waa adeeg aan ugu talo galnay bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Geeska/Bariga Africa. Adeegani waa mid aan rabno inay bulshadu ku yeelato address lambar/Number ama lambar deegaan oo lagu soo aqoonsado Guri ama goob ganacsi. waxaynu wada ognahay in dunida hor umartay. Guri iyo Ganacsi walba leeyahay address number. maa daama jidka gurigu ku yaalo leeyahay magac markaa gurigana u fududahay inuu yesho lambar/number gurigaasi u gooni/khaas ah.

Faa iidada uu kuu leeyahay adeegani waxaa ka mid ah

1: hadii aad ganacsi leedahay in macaamiishaadu si fudud ku iman karayaan goobta ganacsigaagu ku yaalo.
2: sidoo kale hadii aad alaab u dirayso macaamiishaada darwalka kaa qaadaya alaabta inuu si dhakhsa ah ku iman karayo goobtaada, hadii alaab aad dalbatay in si fudu lagugu soo gaadhsiin karo. macaa miishaadana aad si dhaksa ah ku gaadhsiin karto dalabkooda ama adeegii lagaa dalbaday, iyo isu socodka guud ee bulshada.

Qaabka loo isticmaalo Khariirada hoos ka daawo
hadii aad haysato iphone halkan ka daawo Sida loola soo dago
Video thumbnail
Faahfaahin ku saabsan location ka
Video thumbnail
Muuqaalka 1aad, Samayso Akoon bilaash ah
Video thumbnail
Muuqaalka 2aad,Sida galitaan ama login loo sameeyo
Video thumbnail
Muuqaalka 3aad, Sida loo dii waan galiyo Guri
Video thumbnail
Muuqaalka 4aad sida loo diiwaan galiyo Goob Ganacsi
Video thumbnail
5aad sida loo aad goob ganacsi ama guri
Video thumbnail
6aad sida wax looga badalo goob taada ama address number ka
Video thumbnail
Lasoo dag app ka